dhegeyso:Wariye Cumar Laki Man oo Booqday Koleejka Mama orphan ee Caabudwaaq 29th December 2016 admin Wararka Maanta 0 Magaalada caabudwaaq waxaa ku yaal collage wax lagu baro caruurta agoonta ee aan dhaqaalaha u helin inay wax bartaan kollagekaaan oo loogu magac daray mama orphan collage ayaa waxaa her geliyay ganacsato iyo qurbo joog u dhalatay deegaanka waxaana ardayda wax lagu baraa lacag la’aan. Hadaba wariyaheena Cumar laki man ayaa booqday Collagekaaan waxaana uu ukuur galay qaabka wax loo baro ardayda kadibna warbixintaan ayuu inooga soo diray. Audio Playerhttp://www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/12/mama-orphan-cumar-laki.mp300:0000:0000:00Use Up/Down Arrow keys to increase or decrease volume. Share this:TwitterFacebookWhatsApp SOMALIAWararka Maanta
Leave a Reply