
Madaxada Ciidanka Gobolka Shabeellaha Hoose oo la hadlay saxafadaayaa sheegay in Dagaalkii Xalay ay soo qaadeen Dagaalameyaasha Al-shabaab ay ku Jabiyeen sida uu hadalka u u dhigeen waxayna sheegay in Magaalada Afgooye ay ku soo bandhigeen Meydadka Shan Shabaab ah oo Dagaalkii Xalay looga dilay,waxaana uu ugu baaqay Dhalinyarada u dagaalamaya Shabaab in ay Dolwadda isku soo dhiibaan oo ay ka soo laabtaan Fakerka Al-shabaabnimada.
Hoos kadhegeyso
Leave a Reply