
Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka codsaday Xildhibaanadaa inay taageeraan barnaamijkiisa Siyaasadeed, maadama uu ka mid yahay Murashaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha, Kulankan ayaa ka qeyb ka ahaa kulamada Musharaxiinta Madaxweynaha ay la qaadanayaan Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay deegaanada maamul goboleedyada.
Leave a Reply