Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2016

Fiirso:Gudomiyaha G banaadir ayaa ku baaqay in degmoyinka gobalka banadir laga bilaabo olale nadaafadeed

30th December 2016 admin 0
tarzan

Musharrax Maxamud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta kulan la yeeshay Xildhibaanada Puntland laga soo doortey

30th December 2016 admin 0
sha

Waraysi Gaara: Madaxwaynaha Maamulka Gobolada Dhexe Somaliya

29th December 2016 admin 0
deg

Al-Shabaab oo laga saaray Degmada Afgooye

29th December 2016 admin 0

Saraakiisha Ciidanka Dowladda ayaa sheegeen in ay Magaalada ka saareen Shabaabkii Caawa soo Weeraray Degmada Afgooye Al-shabaab ay Magaalada uga Carareen Meydad waxaana hadda Xaaladdu […]

Madaxwaynaha Somaliya Oo Xadhiga Ka Jaray Dayacti Lagu Sameeyay Cisbitaalka Martiini Video+masawiro

29th December 2016 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray Isbitaalka Martino ee ciidammada Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Isbitaalka waxa la dhisay hadda qeyb ka mid ah […]

Madasha Wadatashiga Qaran oo dib u dhigtay Doorashada 18-ka Kursi ee Aqalka Sare lagu daray

29th December 2016 admin 0

MHQ waxay hambalyo u direysa Xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya oo uu u qabsoomay Munaasabadda kulanka Kafadhigooda koowaad oo uu rasmi ahaan ku dhismay Aqalka […]

biyo

Maamulka degmada Doolow oo xariga ka jaray Ceel biyood

29th December 2016 admin 0

Gudoomiyaha degmada Doolow oo xariga kajaray Ceel biyeed ay dhiseen haya’ada Unicef Ceelkan oo ku shaqeynaya tamarta cadceeda kasoo wax kataraya baahida kajirta loo qabey […]

deg

Nabadoon ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada Baarlamaanka ku soo dooratay Cadaado oo Ladilay

29th December 2016 admin 0

Koox hubeysan ayaa Caawa Nabadoon caan ahaa waxey Dileen Degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho, Nabadoonkan oo lagu magacaabi jiray Axmed Dhoore ayaa labo Ruux oo […]

ciidan

Taliska nabad sugida howlgal xaqijinta amaanka ka bilaabay degmada Beled Xaawo

29th December 2016 admin 0

dhegeyso:Wariye Cumar Laki Man oo Booqday Koleejka Mama orphan ee Caabudwaaq

29th December 2016 admin 0

Magaalada caabudwaaq waxaa ku yaal collage wax lagu baro caruurta agoonta ee aan dhaqaalaha u helin inay wax bartaan kollagekaaan oo loogu magac daray mama […]

ciyaar

Tartanka kubada cagta aysoo qaban qabisay nabadsugida Gobolka Gedo oo ka dhacay Beledxaawo

29th December 2016 admin 0

Ciyaar ay soo qaban qaabisey haya’ada Nabadsugida gobolka Gedo oo looga dan lahaa siday uwadashaqeyn lahayeen dhalinyarada looga hortagi laha inaysan ku dhicin dabinka Al-shabaab […]

Daawo:Mid ka mid ah beelaha dega Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa kalsoonidii kala laabtay ugaaskooda

29th December 2016 admin 0

Kulan looga soo horjeedo tacadi loo geystay jenaraal shegow oo katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya

29th December 2016 admin 0
tacsi

Jaaliyada GalJubba London OO ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee ilma Dhagawayne Hooyadood Nadiifo Cumar Cigaal

28th December 2016 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd […]

DAAWO: Musharax Farmaajo oo kulan,la qaatay Xildhibaanada labada aqal ee Jubbaland laga soo doorto.

28th December 2016 admin 0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan  qado sharaf ah ugu sameeyey xildhibaanada labada aqal ee laga soo,doorto Jubbaland, Riasal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed cabdulaahi […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes