Wax garadka iyo odoyaal ka soo jeeda degaanada koonfur galbeed ayaa taageeray musharax Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ah Musharaxa Gudoonka Barlamanka Somaliya waxayna sheegeen inuu yahay Musharaxa ugu haboon qabashada Gudoominka Barlamaaka.
Hoos kadaawo
Leave a Reply