Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaaro oo ka mid ah Xildhibaanada Cusub ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan Qabashada Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, Jawaari ayaa sheegay inuu yahay Shaqsi wax badan ka Fahansan Shaqada Golaha Shacabka Soomaaliyeed islamarkaana haddii uu guuleysto uu Hormar gaarsiin doono Baarlamaanka.
Leave a Reply