Munaasabad si wayn loo soo agaasimey oo lagusoo dhaweynayey maamulka cusub heer Gobol iyo mid degmo ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtey degmada Garbaaherey, Xafladaan waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiin kasocotay gobolka Gedo,
Leave a Reply