Shirkaan oo labo maalmood ugu soconaayey maamulada degmooyinka gobolka Gedo iyo saraakiisha amaanka gobolka Gedo ayaa lasoo gababeeyey shirkaan waxaa looga hadlaayey kor uqaadista amaanka, tayeenta ciidmada isku xirka degmooyinka iyo sidii loola dagaalami lahaa kooxaha Nabadiidka ah waxuuna kusoo dhamaadey guul.
Leave a Reply