Xalfad si weyn loso agaasimay laguna caleema sarayay Gudomiyaha ururka suxufiyinta degmada balad xawo ee Gobalka Gedo ayaa waxa kaso qeybgalay mamulka dagmada ururka dhalinyarada ururka Haweenka Odayaasha dhaqanka wax garadka iyo Bulsho weynta dagmada Balad xawo ayaa Halkaas Lagu Caleema Saaray Wariye Shariif Axmed Tajir Oo loo Magacbay Gudoomiyaha Ururka Suxufiyihinta Degmada Balad xawo
Hoos kadaawo
Leave a Reply