Wakiilka Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting ayaa Maanta tagay Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan waxaana soo dhaweeyey maamulka gobolka hiiraan kadibna waxuu booqday suuqa xoolaha, Baledweyne waxaa ku sugan Madaxweynaha Hirshabeelle oo Shalay Gaaray, waxaana aan la ogeyn Ujeedka rasmiga ah ee Micheal Kitting uu Baledweyne u tagay.
Leave a Reply