Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo weheliyeen qaar kamaida wasiirada Juubaland iyo Hay’adda UNDP oo kulan ku yeeshay Magalada Kismaayo kulankaan oo saxaafada dibada kajoogtaya ayaa waxuu kusaabsanaa sidii hay’ada UNDP ay mashaariic horumarinayd uga hirgalin lahayd deegaanada jubbaland.
Leave a Reply