Waxaa degmada doolow ee gobolka Gedo soo gaaraya dad farabadan oo ka imaanaya gobolka bay ayakoo ay soo wajahday abaar xoolihii dhameysey, dadkaan ayaa kasoo cararaya abaarta iyo jidgooyada alshabaab ay ku hayaan Bulshada barakacayashaan ayaa waxaa ka muuqanaya harad iyo rafaad, Bulshada degmada Doolow ayaa gurmad usameeyey inatay awoodeen waxayna ubaahan yihiin gurmad dag daga.
Hoos kadaawo
Leave a Reply