Kulan aan Caadi aheyn oo Qaar kamid ah Xildhibaanada Galmudug ay ku yeesheen Magaalada Cadaado ayey uga hadleen Xaaladda Adag ee dhanka Abaaraha iyo Siyaasadda ee ka jirta Degaanada Galmudug.
Kulanka Baarlamaanka oo ka dhacay Magaalada Cadaado ayaa waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed,waxaana Ajendeyaasha ka mid ahaa Mooshin Xilka qaadis ah oo ay ka keeneen Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.
Hoos kadaawo
Leave a Reply