Degmada Doolow ee gobolka gedo ayaa kutaalaa xududa udhaxaeysa Soomaliya iyo Itoobiya mudooyinkii dambe waxay degmada doolow sameysay horkac dhinac ganasiga ah taasoo keentey in bulshada ubaahato gadiidka dhulka iyo kan cirka.
Magaalada waxaa hada kusoo badanaya tagaasida iyo mootooyinka dadka raacaan taasoo dhalinyarada shaqo kahelaan waxayna wax katarayaan gadiidka dhaq dhaqaaqa ganacsiga.
Hoos kadaawo
Leave a Reply