Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaar ayaa markale ku guuleystay xilka Guddoomiyaha baarlamaanka 10aad ee dalka.
Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu helay in ka badan 139 cod, halka Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo helay 96, Xildhibaan Cabdifataax Ibraahim Geeseey iyo Xildhibaan Idiris Cabdi Dhakhtar oo isna helay labo cod, iyadoo ay qasaartay labo cod.
Leave a Reply