
Musharaxiinta kala ah C/weli Sheekh Ibraahin Muudeey oo Wareega Koowaad helay 111 Cod, Faarax Sheekh C/qaadir oo helay 94 Cod, iyo Khadiija Maxamed Diiriye oo heshay 27 Cod ayaa la filayaa in ay u Gudbaan Wareega Labaad.
Waxaana tanaasulay labo musharaxa waxaana isu soo harey C/weli Sheekh Ibraahin iyo Faarax Sheekh C/qaadi
Leave a Reply