
Beesha Caalamka ayaa waxa ay ka hadashay Mooshinkii ay keeneen Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, kaas oo ku aadanaa in ay xilka ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.
Saaxiibada daneeya arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin QM, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Talyaaniga, Belgium, Netherlands, Sweden ayaa war saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay ka walaacsan yihiin khilaafka u dhaxeeya xubnaha xildhibaanada iyo Madaxweynaha Galmudug.
Leave a Reply