
Dhawaan bay ahayd markii dad kasoo cararey dhibaatada abaaraha oo ka yimid Bay iyo Bakool ay soo gaareen Degmada Doolow ee gobolka Gedo kuwaas oo ay u gurmadeen Bulshada degmada Doolow, hadan waa waxaa soo gaarey doolow barakacayaal hor leh oo ayaguna kasoo cararey xaalada adag ee kajirta Bay iyo Bakool.
Hoos kadaawo
Leave a Reply