
Bandhig dhaqameed siwayn loo soo qaban qaabiyey oo lagu qabtey degmada baladxaawo ayna soo qaban qaabiyeen ururka hawenka ee berwaaqo ayaa waxay soo bandhigeen waxyaabihii astaanta u ahaa hidaha iyo dhaqan soomaaliyeed sida dhiisha,Raarka,Haamaha,Koor,mooye, Masaf iwm.
Hoos kadaawo
Leave a Reply