
Madaxweynaha Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku wehelinayey masuuliyiin ka tisan goloyaasha Dawladda , maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso, saraakiil ka mida ciidamada Puntland iyo saraakiisha Madaxtooyada puntland ayaa furay Mashruucaan.
Mashruuca qorshaha nashqadaynta Magaalada Boosooso ayaa waxaa iska kaashaday Hay’ada (UN-HABITAT) oo iyadu maalgelinaysa mashruuca, waxaana fulinta mashruuca gacanta ku haya Dawladda Hoose ee Degmada Boosaaso, sidoo kale dhismaha iyo dib u habaynta nashqadaynta magaalada.
Leave a Reply