
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa Maanta Shaaciyay in 18-ka Bishaan oo Maanta ah ay bilaabayaan Qabashada Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweyne ee Galmudug islamarkaana ay ku Egtay 31-da Bishaan, Waxaa sidoo kale ay soo saareen Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug Sharuudaha laga rabo Shaqsiga isku soo Sharaxaya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.
Leave a Reply