Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa sheegay in ay wadaan Mooshin ay dooneyaan in ay Xilka uga qaadaan Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa sheegay in Xildhibaanada Mooshinka Xilka qaadista ah diyaarinaya ay gaarayaan illaa 80 Mudane, islamarkaana ay dooneyaan in Deg Deg ay Guddoonka ugu gudbiyaan si loo gudagalo.
Leave a Reply