
Horjooge katirsan Al-shabaab oo lagu magacaabo Cabdullaahi Gaab ayaa lagu dilay deegaanka Ceel Dhuun Adeegow oo 45-km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Cabdullaahi Gaab ayaa lagu dilay howlgal ay sameeyeen ciidanka dowladda Soomaaliya, sida uu sheegay sargaal katirsan ciidamada dowladda.
Leave a Reply