
Xidhibaan Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” ayaa noqday guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Abshir Maxamed Axmed ayaa helay 30- Halka Musharaxa kale ee la tartamayay oo ah Cabdi Axmed Dhuxulow uu asna helay codad gaaraya 22-cod waxaana lasugayaa gudoomiye kuxigeenka labaad ee aqalka sarre in isagana ladoorto.
Leave a Reply