
Weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed lagu tuuray Saldhiga degmada Jowhar ayaa waxaa ku geeriyooday Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Jowhar Col Khaliif Cabdulle Carfaaye , Waxaana maanta lagu aasay deeganaka Kongo waxaana aaskiisa ka qayb galay madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele Cali Cabdule, Xildhibaana iyo qayabaha kale duwan ee bulshada.
<iframe width=”854″ height=”480″ src=”https://www.youtube.com/embed/wWZUEp8k9Jo” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>
Leave a Reply