
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku guuleystay Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi ka dib markii uu helay codad gaaraya 43-cod iyadoo ay codeeyeen 52-xildhibaan oo ka mid ah xubnaha Aqalka Saree e dalka.
Musharaxa kale ee la tartamayay oo lagu magacaabo xildhibaan Mustaf Qodax ayaa wuxuu helay 9-cod, sida uu ku dhawaaqay Guddiga Doorashada, Waxaa hada la socota Doorashada Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad.
Leave a Reply