Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa Kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay ku doorteen Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo Ku Xigeenadiisa, Guddoonka Aqalka Sare ayaa waxaa loo doortay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Abshir Maxamed Axmed Bukhaari kan labaadna Mowliid Xasan Guuleed.
Leave a Reply