
Wararkii ugu dambeeyay ee Caawa aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose oo Al-shabaab ay Galabta Dagaal ku soo qaadeen ay Caawa Degen tahay,balse ay ka jirto Magaalada Cabsi Xoogan, Al-shabaab ayaa la sheegay in Xaafadaha Godey iyo Baal-Guri oo ka tirsan Degmada Afgooye ay ku sugan yihiin oo ay ku Qorax dhacsadeen.
Leave a Reply