
Ciidamada Maamulka Jubbaland oo waheliyaan ciidamada amisom iyo ciidamo cadaan oo la garanayn wadanka ka yimaadeen ayaa Xalay la wareegeen Degmadaasi Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose oo ay horay u joogeen Al-shabaab, Saraakiil ka tirsan Jubbaland oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Magaalada Badhaadhe ay hadda joogaan Ciidmada Jubbaland Shabaabkiina laga saaray.
Leave a Reply