
Masjidkaan ayaa waxaa intii mudo ah walaalaha soomaliyeed ay lacago ugu deeqeen sidii uu mulkiyadiisa ugu soo wareegi lahayd, Masjidkaa Brixton ayaa waxaa ku baxay Lacag badan Maamulka Masjidka aya u mahad celiyey umada soomaliyeed iyo walaalaha islaamka siday wanaagsanayd oo ay uga qayb qaateen.
Leave a Reply