Xildhibaanka Dowlada Federaalka Soomaliya ee Laga soo doorto Goldogob iyo Gaalkacyo xildhibaan saadaq warfaa ayaa socdaalku yimid Gaalkacyo waxaana sheegen in kuwii kufsaday gabadha Yar sharciga lahor keenayo, waxaa kaloo umahad celieyey Isbitaalka lagu daaweynayo gabadhaan yar sidoo kale waxuu amaanay Wasiirka Haweenka wasiir aniiso sida wanaagsan oo ay wax ugu qabatay qoyskaan dhibka soo gaarey.
Leave a Reply