Kulan ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Baardheere oo waheliyaan Xildhibaano,Amisom,maamulka Gobolka Gedo iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Baardheere ayaa kadhacay Degmada Baardheere, kulankaan ayaa waxaa looga hadlay sidii loo horumarinlahaa kabayaasha dhaqaalaha sarana loogu qaadi lahaa amaanka degmada.
Hoos kadaawo
Leave a Reply