Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Xaaji C/llaahi Cumar Cameey oo Warbaahinta kula hadlay Garowe ayaa ka warbixiyay Safar uu ku Bishii hore ku tagay Magaalada Muqdisho waxaana uu Eed kala dul dhacay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isagoo ku eedeeyey inuusan wadanka waxa soo galaya iyo wixii kabaxaya ka ogayn, Waxaana sidii Caruurtii ku ciyaara Safiiro matala wadamada reer galbeedka oo ula dhaqma si kaduwan habka madaxwaynaasha loola dhaqmo.
Hoos kadaawo
>
Leave a Reply