
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan degmada Bandar-Bayla ee gobolka karkaar ayaa kormeeray xarumaha Dawladda degmada Bandar-bayla ee gobolka karkaar, Madaxweynaha Puntland ayaa xariga ka jaray waddo halbowle ah oo la hirgaliyey.
Leave a Reply