
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer shaqo ku marayey gobolada Bari iyo Karkaar ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Bandar-bayla ee gobolka Karkaar waxaana halkaas kusoo dhaweeyey qaybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka.
Leave a Reply