Waxgarad Kulan kuyeeshay magaalo madaxda soomaliya Muqdisho ayaa waxay kula dar daarmeen baarlamaanka Soomaliyeed inay masuuliyad wayn saaran tahay loona baahan yahay inay doortaan madaxwayne bad baadin kara dalka dadka iyo diinta, waxaa kaloo loogu baaqay Gudoomiyaha Barlamanka soomaliyeed Jawaari inuu ka fogaado Xasan shiiq latashigiisa iyo lahadalkiisaba.
Leave a Reply