Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay gudiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub Wanaaaga Doorashooyinka Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya, gudigan ayaa ka kooban sagaal xubnood oo ka baxsan baarlamaanka Soomaaliya.
Arintaan ayaa timid kadib Markii Cabdulaahi Ismaaciil “fartaag” oo kamida gudiga doorashada Madaxwaynaha Soomaliya uu ka qayb galay Xaflad lagu taageerayo Musharax Xasan Shiiq oo si bareer ah utaageeray Xasan shiiq.
hoos ka aqriso
Leave a Reply