
Baryahaan dambe waxaa soo badanayey hadal haynta gabdhaha kufsiga loo gaysto Degmada Cadaado ee maamulka Galmudg ayaa waxaa lagu soo bandhigay ragii qabsaday Gabar 6 Jir ah waxayna farta ku fiiqday ninkii kufsaday oo katirsanaa ciidanka 21aad ee maamulka Galmudug.
Hoos kadaawo
Leave a Reply