In ka badan 10 musharrax ayaa kulan adag iminka uu uga soconayaa magaalada Muqdisho.
Kulanka oo ay musharrixiinta uga hadlayaan arrimaha doorashada Soomaaliya ayaa waxa ay diidan yihiin guddoomiye xigeenka doorashada madaxweyne Xildhibaan Cabdullaahi Fartaag oo ay ku sheegeen inuusan dhexdhexaad ka ahayn doorashada.
Faahfaahin dib kala soco Gedotimes
Leave a Reply