Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa hadda waxaa lagu soo gabagabeeyey doorashada mid kamid ah xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya ka soo gelaya Puntland gaar ahaan beesha Ugaar Saleebaan.
Kursigaani ayaa waxaa mar kale ku guulaysatay Cabdi Maxamuud Afdhuub, oo horay loosoo celiyey wuxuuna hadda mar kale noqday xildhibaanka ka soo baxay beeshiisa.
Halkaan ka dhageyso
Leave a Reply