Musharax Maxamed Cabdulaah Farmaajo oo shir jaraa’id oo ku qabtey hoyga uu kadagan yahay magalada Muqdisho, waxuu xildhibaanada soomaliyeed kacodsaday inay si qoto dheer uga fakaraan ciday dooranayaan.
Dhanka kale waxuu fariin udiray maamul goboleedyada dalka inaysan Bulshada soomaliyeed ku qasbin Musharax Ku Fashilmay masuuliyadii uu horey u hayey, ugu dambayntii wuxuu Musharaxiinta u sheegey inay ku kalsoonaadaan Dalkooda iyo dadkooda aysana karaadin taageero shisheeye.
Leave a Reply