
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu dhagaxdhigay wado laami ah oo isku xiri doonta degmada Bandar-Bayla iyo Degmada Qardho, wadadaas oo Madaxaweynuhu uu sheegay in wadadani lagu hirgelidoono isku tashiga Puntland iyo shacabkeeda, wadadani wax wayn ka tari doonto isu socdka bulshada iyo horumarka.
Leave a Reply