Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

Daawo:Maxkamada Ciidamad jubbaland Oo xukuno Kala duwan ku Riday askar Dambiilayaal ah

31st January 2017 admin 0

Daawo:Xildhibaanadii Xasan Sheekh Maxamuud kulanka la qaatay oo la ogaadey inay ahaayeen 85

30th January 2017 admin 0
rashin

Daawo: Dhuusa Mareeb= Raashin Loo Qaybiyay Qoysas Abaartu Saamaysay

30th January 2017 admin 0

Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee jubaland ayaa xukun ku riddey 7 askari oo katirsan Ciidmada Juubaalnd

30th January 2017 admin 0

Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee jubaland ayaa xukun sadex sano oo xabsi ciidan ah ku riddey 7 askari oo ka tirsanaa ciidanka daraawiishta jubaland oo […]

fartag

Aqriso: Gudiga Anshaxa Doorashooyinka oo la magacaabay , kadib Markii Fartaag uu ku xadgudbay Nidaamka gudiga dorashda

30th January 2017 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay gudiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub Wanaaaga Doorashooyinka Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya, gudigan ayaa ka kooban sagaal xubnood oo […]

Baladxaawo:Wasaaradda arrimaha gudaha Jubaland oo qalab ku wareejisay Maamulka

30th January 2017 admin 0
bardhere

Wafdi ka socda Hay’ada UNICEF oo gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo

30th January 2017 admin 0
deg

Masaajid ku yaalla Canada oo 6 ruux lagu dilay

30th January 2017 admin 0

Ugu yaraan 6 ruux ayaa ku dhimatay 8na waa kudhaawacmatay rasaas lagu furay masaajid ku yaalla magaalada Quebec ee dalka Kanada. Booliiska magaalada Quebec ayaa […]

jim

Maydin xasuusiyaa dhacdooyin dhacay Galayaashii Shacabka 8aad iyo 9aad mudadoodii oo aan la iloobi Karin? W/Q Jimcaale

30th January 2017 admin 0

U malayn maayo qofna in uu iloobay wixii dhacay mudada aan sare ku qoray ee cinwaanka, waana lama iloobaan,waxay ahaayeen kuwo xanuunn badan oo qof […]

Daawo:Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo lakulmay Taliyaha Ciidamada Militariga Burindi

30th January 2017 admin 0
No Image

Ciidanka Soomaliland iyo Kan Kilalka shanaad oo Dagaal ku dhexmaray Xuduuda

30th January 2017 admin 0
baladwayn

Taliska Ciidanka BoliSka Baladweyne Oo Kahadlay Dil Xalay Kadhacay Magaladaas

30th January 2017 admin 0

Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa kooxo Hubeysan ay Magaaladaasi Baladweyne ku dileen Nin Ganacsade ahaa, ganacsadahaan ayaa lagu magacaabaa Muumin Cabdile taliyaha booliska Baladwayne […]

usa

Daawo:Qaar kamid ah shacabka ku nool magaalada Muqdisho walaac kamuujiyey dhalinta lagu daadiyey Garoonka

30th January 2017 admin 0
musharaxin

Qabashada Araajida Musharrixiinta Madaxweyne oo la soo gaba gabeeyay, iyo Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya

29th January 2017 admin 0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhawaaqay in la soo gaba gabeeyay qabashada Araajida Musharrixiinta Madaxweyne, Musharrixiinta isdiiwana gelisay ayaa Cadadooda […]

garoowe

Daawo:Goobaha Ganacsiga ee Magaalada garowe ayaa guud ahaan xirmay

29th January 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes