Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii danbe safar ugu ambabaxay caasimada Muqdisho, Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa safarka ku wehelinayey gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Madax kala duwan masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Puntland iyo saraakiisha madaxtooyada Puntland.
Leave a Reply