Goobtii magtaan lagu wareejinaayey waxaa goobjoog ka ahaa Maamulka maxkamada,shirkada koronta laascanood iyo waxgarad iyo ehelkii waalidiinta wiilkooda dhintay Wiilkaan ayaa waxaa dilay kornto waxaauna ushaqeynayey shirkada korontada ee Laascanood waxayna bixiyeen mag dhan bool halaad.
Leave a Reply