Kooxo Hubeysan ayaa saaka abaarihii salaadii subax kaddib weerar ku qaaday Hotel Village ee ku yaala magaalada Boosaaso, iyadoo weerarka uu sababay dhimasho.
Saraakiisha Puntland ayaa sheegay in Labo Dableey ah oo ku Hubeysan Qoryaha Fud fudud ay Weerar ku soo qaadeen Hotelka Village islamarkaana ay Dileen Labo kamid ah Illaalada Hotelka.
Dhimashada waa 6 ruux. Sida ay wararku sheegayaan 6-dan ruux ayaa isugu jira ilaaladi hoteelka, iyo dableeydi weerarka soo qaaddey waxaa kaloon waxaana jira dhaawac aan tiradoodada laxaqiijin
Leave a Reply