Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa Ka Hadlay Isbadalka Siyaasadeed ee Hogaanka Wadanka somaliya iyo Guusha Madaxweyne Farmaajo, Cali Xaaji Warsame oo uwa armayay Warbaahinta SBC ayaa sheegey Madaxdii Puntland ay Olaleeyayaal ka noqdaan Muqdisho, Iyagoo doonaya iney soo ceshaan Hogaankii Hore Xasn Shiiq Xili ay dhibaatooyin kala duwan Oo Amni iyo Abaaro ka Jiraan Gudaha Puntland.
halkaan kadhagesyo
Leave a Reply