Dagaalka ayaa waxuu ku dhexmaray markii Ciidamada Militariga ee ka tirsan qeybta 21-aad ay isku dayeen in ay xiraan kuwa kale oo dhawaan ku biiray Ciidamada Liyuu Boolis, dibna ugu soo laabtay Degmada Balanbale, Guddoomiyaha Degmada Balanbale, Jaamac Xeyle Maxamed ayaa waxuu sheegay ugu yaraan 3 Ruux in ay ku dhaawacmeen Dagaalkii u dhaxeeyay labada dhinac waxaana dhaawac kasoo gaarey hal Askari iyo Labo Nabadoon dhaawaciina waxaa loo qaaday degmada Caabudwaaq.
Leave a Reply