Madaxweynaha Soomaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa manta kulan waqti qaatay kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Soomaliya Madaxweynihii Hore ee Dowladda Soomaliya Xasan Shiikh Maxamud, Arinta layaabka leh ayaa ah in marka uu Madaxweyne Maxamed C/laahi farmaajo gaarayay Madaxtooyadda Soomaliya aan la xirin wax wado iyadoo ay isdaba socdeen gaadiidka isaga galbinayay iyo kuwa shacabka ah waxaa ilaalinayay Ciidamada gaashaan.
Leave a Reply