
Wasiirkii hore arimaha gudaha Khaatumo mudane Ahmed Mohamud Doolaal ayaa kasoo hor jeestey hadalkii Cali Khaalif waxaana tahniyad u direy Madaxwaynaha soomaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxaa kaloo ku baaqay in Garaadada Sool,Sanaag iyo Cayn ay jawaab adag kabixiyaan oo cambaareeyaan hadalka Cali Khaliif.
Leave a Reply